“Author Archive”
Stories written by xaashi

Ku dhagayso warka caawa ee radio Khaatumo Shacabka Muqdisho oo aragtiyo kala duwan ka bixiyey muushinka ka dhanka xukuumada ee ay wadaan qaar kamida baarlamaanka Soomaaliya, Munaasibad ardayda dugsiga sare ee Samatar loogu soo gaba gabaynayey sanad dugsiyeedkii oo ka dhacday magaalada Buuhoodle, Wasaarada gaashaandhiga Suudaan iyo Somalia oo ka wada hadlay arimaha Soomaaliya, Banaan [...]
May 20th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Xubnaha urur weynaha Khaatumo Journalists Association {KHAJA}, ayaa kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen magaalada Narobi ee xarunta dalka Kenya ku canbaareeyey xadhiga waxashnimada ah ee magaalada Ceerigaabo ee G/Sanaag. Ururka ayaa si weyn u canbaareeyey tacadiyada guud ahaan lagu hayo warbaahinta gaar ahaan weriye Ahmed Yuusuf Taraafiko, ayadoo durbaba jeelka loo diidey iany u [...]
May 20th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Isku dayo lagu doonayo in lagu baajiyo mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo isku dayadan ay yihiin kuwo dhinacyo kala duwan ka socda. Maalinta arbacada ayaa lagu wadaa in Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid ay hortagto Baarlamaanka, si codka kalsoonida loogu qaado, kadib markii laga gudbiyay mooshin kalsooni [...]
May 20th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Gacan qaad ayaa ka dhacay gudaha madasha Studioga ee Tv caalami ah oo hawada laga dheehanayo ayadoo xanaaq uu sababay in weriye feedho ku dal dalo wiilkale. HALKAN KA DAAWO.
May 20th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Caawa & Radiokhaatumo: Talaabada maamulka Siilaanyo waa xadgudub, dawladda Somalia oo u jawaabtay maamulka Siilaanyo, Ciidamada Kenya oo dad diley ayaguna khasaroobey Xildhibaanada cid iska hortaagi kartaa ma jirto mooshinkooda, taliska nabad sugida oo halday.+xaasasi. HALKAN KA DHAGAYSO. Hadaad joogto USA & CANADA fadlan ka dhagayso wararka iyo waraysiyada radiokhaatumo codka deeganada Khaatumo State, 702-489-0115 , hadaad [...]
May 20th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka warfaafinta , Boostaha iyo isgaadhsiinta dalka Soomaalia Abdillaahi Ciil Mooge Xirsi ayaa sheegay in hadalkii ka soo yeedhay jabhada SNM ee ay shegeen inay ka mamnuuceen ha’adaha Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa dulimaadyadeeda labada magaalo ee Hargaysa iyo Berbera, wuxuuna sheegay in hawada Soomaaliya ay dawladdu maamusho, waa horena heshiis la galay wuxuuna sheegay inuu [...]
May 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Xarakada Shabaab ayaa ka hadashay dhacdooyinka iyo muranka awoodeed ee ka soconaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolada Jubbooyinka. C/raxmaan Xudeyfa oo Al Shabaab u qaabilsan gobolada Jubbooyinka ayaa sheegay in Kismaayo xaafadkasta uu doonayo Xasan Maxamuud Culusow inuu u sameeyo madaxweyne. HALKAN KA DHAGAYSO. Horufadhi.com@gmail.com
May 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Hooyo dhashay Wariye Muqdisho lagu dilay sanadkii hore ayaa Dowladda Federalka Somalia ku eedeeysay Cadaalad daro iyo laaluush qaadasho. Hooyadaan oo lagu magacaabo Khadija Mohamed waxay tilmaamtay inay Laamaha amaanka Dowladda Somalia u gudbisay dacwad ka dhana shaqsiyaadkii dilay Wiilkeeda si cadaalada la horgeeyo hasse yeeshee nasiib daro laaluush la siiyay madaxdii Dowladda ee kiiska [...]
May 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Tanyo halgankii hubaysnaa ee ka jiray Gobolada Khaatumo Waxaa jiray dad Badan oo lafdhabar u ahaa ama hormuud u ahaa horu Marinta Iyo dhiirigalinta shacabka Khaatumo Waxaana Laga Xusikaraa oo Kow ka ah warbaahinta Khaatumo,oo ay ka mid yihiin , idaacado,Wabsetyo Iyo waliba mida Maqal iyo muuqaalka ah, oo ay shakhsiyaad dhalinyaro ah oo fir [...]
May 19th, 2013 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Magaalada Seatle washinton ee dalka Maraykanka ayaa si balaadhan looga xusay maalinta nadaafada deeganada SSC ee Khaatumo State of Somalia, jaaliyada iyo dhalinyarada gaashaaman ee deeganada Khaatumo ayaa si blaadhan uga xusay halkaas, ayagooo garoomada ay kubada ku cayaaraan iyo goobaha kale ee halbawlaha ah ka nadiifyey qashinka maadama ay tahay 18ka May maalinta loo [...]
May 19th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »