“Author Archive”
Stories written by xaashi

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan Maxamuud Culusow ayaa soo tiriyey gabaygii ugu xaqiiqda weynaa sanadkan, wuxuuna gabaygan tiriyey markuu soo idlaaday shirkii London. HALKAN RIIX SI AAD U DHAGAYSTO. Horufadhi.com@gmail.com
May 21st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ugaas C/qaadir Mubaarak Faarax Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka oo isagoo ku sugan degmada Kismaayo Wareysi gaar ah siiyay Saadaal media ayaa ka hadlay doorashada Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland iyo sidoo kale Khilaafka ka dhex jira Maamulka Jubbaland. Ugaas C/qaadir ayaa sheegay wax walba oo ku qancayaan beelaha daga Jubbooyinka inay ogalyihiin isla markaana [...]
May 21st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaan la moogayn, oo ummadda Soomaaliyeed inteeda samaha ka talisaa ka markhaati kaceeb , in reer Jubba land state tashteen, oo u dhaqaaqeen nabadayn iyo horu kac. Laakiin, Madaxweyne Xassan sheekh iyo Saaxiibkiis Saacid Abdi Faarax ayaa iyaga oo adeegsanaya lacagtii loo soo baaheeyey dalka Soomaaliya, gebi ahaanba u guntadey sidii ay dagaal lagu hoobto [...]
May 21st, 2013 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Ku dhagayso warka caawa ee radio Khaatumo Banaan bax lagu taageerayo xukuumadda oo ka dhacay qayb kamida Muqdisho, Ururka suxufiyiinta KHAJA oo cambaareeyey xadhiga wariye Taraafiko, Qaar kamida odayaashii soo xulay baarlamaanka oo ka digay in la rido xukuumadda, Deeq raashin ah oo la gaadhsiiyey xarunta dadka dhimirka la’ ee magaalada Buuhoodle, AMISOM oo hawlgal [...]
May 21st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Khatumo Journalists Association (KHAJA) strongly condemns the illegal imprisonment and torture of Journalist Ahmed Yuusuf Taraafiko on May 18th in the city of Erigavo. As part of the continued attack of the Hargaisa administration on Khatumo State citizens, dozens of Erigavo residents who held a gathering last Saturday to showcase and celebrate a spring Clean-Up day were attacked by [...]
May 21st, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »

Dr. Ali Ciise Cabdi oo ah gudoomiyaha hay’ada Daraasaadka, siyaasada , dhaqaala iyo amaanka ee Geeska Afrika ee marka magaceeda la soo gaabi la yidhaahdo {HESPI}, ayaa waraysi uu siiyey idaacada VOA qaybteeda afka Somaaliga arimo badan uga hadlay, Cali Ciise sidoo kale waa gudoomiyaha gudidada fulinta Khaatumo State ee G11. HALKAN KA [...]
May 21st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirkii hore ee dastuurk iyo dibuheshiisiinta oo ahaa wasaaradii meel maraisay dastuurka qaranka ayaa ka hadlay Ksimaayo, asagoo ka mid ah koox ay dirtay dawladda Xasan CUlusow si ay u bur buriyaan maamul u sameynta Jubooyinka. C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay inuu arkay wax ka soo horjeeda dawladnimada oo Kismaayo ka soconaya. HALKAN KA DHAGAYSO [...]
May 21st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Ku dhagayso warka caawa ee radio Khaatumo Shacabka Muqdisho oo aragtiyo kala duwan ka bixiyey muushinka ka dhanka xukuumada ee ay wadaan qaar kamida baarlamaanka Soomaaliya, Munaasibad ardayda dugsiga sare ee Samatar loogu soo gaba gabaynayey sanad dugsiyeedkii oo ka dhacday magaalada Buuhoodle, Wasaarada gaashaandhiga Suudaan iyo Somalia oo ka wada hadlay arimaha Soomaaliya, Banaan [...]
May 20th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Xubnaha urur weynaha Khaatumo Journalists Association {KHAJA}, ayaa kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen magaalada Narobi ee xarunta dalka Kenya ku canbaareeyey xadhiga waxashnimada ah ee magaalada Ceerigaabo ee G/Sanaag. Ururka ayaa si weyn u canbaareeyey tacadiyada guud ahaan lagu hayo warbaahinta gaar ahaan weriye Ahmed Yuusuf Taraafiko, ayadoo durbaba jeelka loo diidey iany u [...]
May 20th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Isku dayo lagu doonayo in lagu baajiyo mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo isku dayadan ay yihiin kuwo dhinacyo kala duwan ka socda. Maalinta arbacada ayaa lagu wadaa in Xukuumada Ra’iisul Wasaare Saacid ay hortagto Baarlamaanka, si codka kalsoonida loogu qaado, kadib markii laga gudbiyay mooshin kalsooni [...]
May 20th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »