“Author Archive”
Stories written by Yaasiin

Magaalada Caabudwaaq Ee waqaooyiga gobalka galgaduud ayaa waxaa ka da’ay roob kii hore oo wali biyo fariisidkiisii uu yaalo meelo badan biyo dhigay waxaana roobabkii hore ay ahaayeen kuwo magaalada iyo goobaha ganacsiga ku ekaa saamayntiisa balse roobkii xalay ayaa wuxuu ahaa mid in kabadan kumanaan qoysas ah kabarakiciyay guryahoodii balse roobkaan wax qasaare nafeed [...]
May 8th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Midkamida Qurbajoogta Deegaanada SSC ee Maamulka Khatumo State oo Lagu Magacaabo Axmed Nuur Maxamed Cabdile ayaa wuxuu ka Hadlay Arimo badan oo Quseeya Xaalada Guud ee Dalka Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO
May 4th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Nin qare iibinaayey ayaa waxaa lagu sameeyey laba qare ayaa laga xaday markaas ayaa waxaa loo soo dhex geliyey katiinado dahab ah markaa ayaa waxaa lagu dhex daray qarihii uu iibinaayey. Ninkii qaraha iibinaayey ayaa waxaa u yimid nin markaas ayuu wuxuu soo qaatay qarihii uu ku ogaa dahabka ninkii ayuu ku yiri ii jeex [...]
May 2nd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Subxaanalaah Alle Kor ahaayee Waxyaabo badan Ayuu inuugu cadeeyey jiritaankiisa iyo Waliba Awoodihiisa. Waxaan maanta Halkan idinka Soo Gudbinaynaa Cunug yar oo Markaa Dhashay oo kalmada Allah Allah Ku Dhawaaqaya Waxaadna Halkan Hoose Kadaawankartaa Isagoo muuqaal ah. HALKAN RIIX DAAWO MUUQAALKA
May 1st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xiligan kusugan Dalka Mareykanka ayaa khudbado ka jeediyay Jaamacado ku yaala Dalkaasi sidoo kale kulamo la qaatay madax hore oo Mareykanka katirsanaa iyo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalkaasi kunool. Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu horeyn waxa uu Khudbad xasaasi ah uu kaga hadlayay Marxaladihii kala duwanaa ee [...]
May 1st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Subxaanallan.Akhristayaal maanta waxaan idin haynaa muuqaal digniin ah maxaa yeelay muuqaaladii hore wuu ka duwanyahay, Nin lixaab si live u cunaya….. ninkaan ayaa meel ku xanaaneeyo libaaxyada, ilaah wuxuu qadaray ninkaan in marqura laga Qabsado garabka waxaana kusoo baxay mid kale oo meesha ka dhawaa libaaxii oo ninka afka kuhaysto iyo ninkiikale ayaa wada jiitamaya [...]
May 1st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa Shabakada Kalshaale.com Ay Heshay Xogo Ku Aadan Shaqsiyaad Dhowaan maamulka Puntland uu ku Fulin Doono Dil Toogasho. – Dadkan dilaka lagu fulinayo ayaa waxa ay katirsan yihiin ururka Al-shabaab waxaana Soo Qabtay Ciidnka Maamulka Puntland, waxanaa Lasoo Qabtyxiliyo kala duwan. – Qaar kood waxa lagu qabatay maagalada gaalkacyo qaarkalana waxaa lagaqabtay magaalooyinka Boosaaso Iyo [...]
May 1st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa maanta Magaalada Kismaayo Lagu qabtay Haweenay Doonaysay Inay isku Qarxiso Xarunta Jaamacada Kismaayo Taas oo maanta gacanta lagu dhigay Waxaana manta Hawenaydaas Lagu Toogtay meel Fagaara ah iyadoo dhawaan 2 Haween ah ay Qabteen Ciidamada amaanka Kismaayo Kuwaas oo la Cafiyeey Dhinaca kale waxaa maanta lasugayeey wafti kasocday IGAD oo la donayeey inay ka [...]
May 1st, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaalyahanada Kooxda Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo halkaasi oo fariisimo ay ku leeyihiin Ciidamadda Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo, weerarka ayaa dhacay Xalay goor danbe, waxaana ay labada dhinac isku adeegsadeen hubka Noocyadiisa kala duwan. halkan riix oo dhagayso
April 30th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa aduunka la yaab ka dhaca wali ma aragtay qof wadan looga tarxiilayo quruxsanaan? Hadaba arinkaas Marqaan News ayaa muuqaal kaaga haysa. Nin u dhashay dalka Isu taga Imaaradka Carabta ayaa laga soo tarxiilay Boqortooyada Sucuudiga kadib markii naagihii u dhashay wadankaasi ay wada caashaqeen ninkaan. Ninkaan oo ah atoore, gabyaa iyo weliba kaamarayste ayaa [...]
April 29th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »