“Author Archive”
Stories written by Yaasiin

DHAGAYSO: Xasan Sh oo Kismaayo ku wajahan iyo Qaban qaabo lagu soo dhaweynayo oo socota

kismayo1-650x450

Waxaa si Habsimi leh Magaalada Kismaayo oga soconaya soo xulista Ergada ka qayb galaysa Shirka Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana lagu wadaa Maalmaha soo socda in la dhamaystiro Ergada soo xulisteeda isla markaana lagu galo doorashada Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State. HALKAN KA DHAGAYSO

April 29th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Laxda weyda ah ma rabee wanka buuran ii keena, Fariin Culus oo ka Timid Fanaan Somaliyed oo Caana

maqaal

halkan ka akhriso

April 29th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wiil Yar Oo Soomaaliya Oo Sameyey Dhacdo Foolxun Aduunka kaga yabisay(Video)

sw

  HALKAN RIIX OO DAAWO

April 28th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

DHAGAYSO: Shirka Kismaayo oo si xowli ah ku socda iyo Faah Faahin kasoo baxaysa Khilaaf…

kismaayo1-150x150

C/rashiid oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed eek u sugan Magaalada Kismaayo isla markaana ka yimid wadamada Qurbaha ayaa faah faahin ka bixiyay shirkii Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka ee maalmihii ugu danbeeyay la sheegay inuu Khilaaf soo kala dhex galay Ergooyinkii beelaha u matalayay shirka. HALKAN RIIX OO DHAGAYSO

April 27th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dhagayso: B-Hiiraale “Kismaayo inaan Tago Cidna oga fasax qaadan maayo”

bare2-150x150

Coll Barre Aadan Shire Bare Hiiraale oo dhawaan gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay inuusan cidna oga fasax qaadan doonin inuu tago deegaankii uu kasoo jeeday. HALKAN RIIX OO DHAGAYSO

April 26th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dhagayso Dhiigyacab Siilaanyo oo Sheegay inaysan Cidna Kahor istaagi Karin inay Shiidaal Dhowaan kaqotaan Gobolada Sool Sanaag & Cayn Sidoo Kalena Sheegay”inaysan Cidna Kala Tashaneen”

siilaanyo

Hogaamiyaha Jabhada SNM ayaa kusugan magaalada WASHINTONG ee dalka Mareykanka halkaas oo ay kulamo kula leeyihiin qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliland ee Mareykanka iyo masuuliyiin kale. Intii uu Mareykanka kusugnaa ayaa Axmed Siilaanyo  waxaa uu heshiis dhinaca Shidaal qodista ah lagalay Shirkad Shisheeye oo laga leeyahay dalka Norwey. Xuseen Cabdi Ducaale oo Kamidah Wasiirada Siilaanyo [...]

April 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dhagayso Buuq Culus oo Kadhex Dhashay Baarlamaanka Kadib Heshiiskii Maamulka SNM iyo DFS

breaking-news-300x238

Tan iyo Markii ay dhawaan Heshiis ka kooban dhowr qodob ku gaareen Magaalada Ankara ee Caasimada dalkaasi Turkiga Maamulka SNM ee beesha Isaaq, iyo Masuuliyiin ka socotay gollayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxayay dhaliilo iyo habacsanaan loo jeedinayay Madaxdii heshiiiska la gaartay Maamulka SNM ee ka socotay dowladda Soomaaliya. HALLKAN KA DHAGAYSO

April 25th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

DHAGAYSO: Kulamo Xasaasi ah oo maanta ka socda Kismaayo “Maxaa laga hadlayaa?..”

kismayo1-650x450

Waxaa maanta ka soconaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Kulamo gooni gooni oo beelaha Jubbooyinku kusoo xulanayaan Ergada dooranaysa Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State. HALKAN RIIX OO DHAGAYSO

April 24th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

DHAGAYSO: Tarsan: Micnaha dowlad goboleed Waa Jufo inay dowlad noqoto Rabta

Tarsan

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka digay dhibaatada uu leeyahay maamul goboleedyada faraha badan ee dadku ku mashquulsanyihiin dhismahooda.   HALKAN RIIX OO DHAGAYSO

April 24th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

DHAGAYSO: Faah FAahin ku sabasan dhibaatooyinka Horyaalla Maamul-u-sameynta Jubbooyinka

kismaayo1-150x150

Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka soconaya shirka maamul usamaynta Jubbooyinka iyadoo magaalada ay kusugan yihiin ergadii ugu badneyd. HALKAN RIIX OO DHAGAYSO

April 23rd, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • Ceegaag: IYAA, waar dee prof. Ku coomaaddi buuba u e kaaday kkkkk lkn waa raggeedii. Muqdisho-na Hawiyoon qaan gaarin...
  • Idoor Liqe: Way Isku DHAMAAtay hadal Kama danbeeyo , riwaayada hargiesa . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk....
  • duurgal.com: mire mire odaygu waa rug caddaa kan weriya mooryaanka ahna cashar buu siinayaa si uusan weriyanimada ugu...
  • mire: Waar odaygii cidi waraysan kari mayso oo cadhaa laga soo taagay
  • Idoor Liqe: Shakaroon. Muqdisho CID gaara Ma leh , Waa heart of nation , wadnihii qaranka. Sideedaba caalamka...