Home » Caafimaadka You are browsing entries filed in “Caafimaadka”

Casharka Caafimaadka Maanta Ee Horufadhi.com Kaga Bogo Cudurka “Cagaarshowga B (Hepatitis B)”

Hepatitis-13

Waa Maxay Cagaarshowga B maxaase Keena? Cagaarshwgu waa erey xaga caafimaadka loo yaqaano beerka bararsan ee jiran. Hal nooc oo ka mida cagarshowga B waxaa keena jeermiska cudurka dhaliya ee loo yaqaan (virus). Jeermiska cudurkani dhaliyaa wuxuu dhex galaa jirkaaga kuna keenaa xanuun beerkaaga. Mararka qaarkood dhibaato ayuu cudurkani u keenaa beerkaaga iyo isaga oo [...]

December 6th, 2011 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Daawooyinka afka ee Sonkorowga (Oral Diabetes Medicines)

bigmouth

Dad badan oo qaba sonkorowga Nooca 2 waxay qaataan daawooyinka afka ee sonkorowga.Kuwaasi waa kiniini lala isticmaalo cuntada iyo jir-dhiska si loo xadido sonkorta dhiiga. Kaniinigu ma aha insulin.Waxaa jira dhowr kooxood oo daawada afka oo lagu daaweeyo sonkorowga. Sulfonylurea Daawooyinkaani waxay hoos u dhigaan sonkorta dhiigaaga inta badan iyago sababaya in ganaca soo saarto insulin badan. [...]

December 6th, 2011 | Posted in Caafimaadka | Read More »

DAKHAATIIRTA DA’DA YAR CAQLI FIYOOW IYO DAREEN WADANIYADEED.

dakhaatiir

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay,Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeenii(Muxamed CSW)korkiisa ahaatay,talaabo qiimo weyn ku fadhida iyo dareen iyo damiir Muslinimo,Bani-aadaminimo iyo abaal guditaan dhab ah oo garasho fiyoow ku saleeysan,aqoon iyo wadaniyad wada socda leh howsha camal kheyrka ah ee Dakhaatirta Da’da yar ku fureen runta caafimaadka daryeelka Hooyada iyo Dhalaanka kana hirgeliyeen Caasimadda [...]

November 10th, 2011 | Posted in Caafimaadka,Fikradaha | Read More »

Cudurada Haweenka kansarka ku dhaca naasaha

cc8

Unugyada kansarku waa unugyo aan caadi ahayn. Unugyada kansarka qaarkood waxay sameyn karaan ka soo-bax loo yaqaano burooyin. Dhamaan burooyinka waxa kordha cabirkooda, laakiin qaar baa dhakhso u kora, qaarna koriinkoodu uu gaabiyaa. Unugyada kansarku waxay ku fidi karaan qaybaha kale ee jirka iyaga oo maraya hababka dhiigga iyo dheecaanka (lymph). Waxana taa loo yaqaanaa [...]

September 25th, 2010 | Posted in Caafimaadka | Read More »

maxaa ka taqaanaa ultrasound

cc7

Ultrasound waa baaritaan isticmaala mowjado dhawaaq si loo eego ilmahaaga, ilmo galeenka iyo mandheerta. Waxaad awoodi doontaa in aad maqasho garaaca wadnaha ilmahaaga isla markaana sawirro ayaa lagu arki doonaa shaashadda. Ultrasound ma ahan raajo xanuunna ma keento. Baaritaankan wuxuu qaadanayaa ilaa iyo 20 daqiiqadood waxaana lagu sameyn doonaa xafiiska takhtarkaaga ama rugta caafimaadka. Ultrasound [...]

September 25th, 2010 | Posted in Caafimaadka | Read More »

caafimaadka

kankan kala soco qormooyinka caafimaadka

September 21st, 2010 | Posted in Caafimaadka | Read More »

Recently Commented

  • Shaxda: Dhulku kala bidhaan roon. Bilicdiisu kala wacan. Buuhoodle waa beled. Waa beerta raaxada. Waa buruudka...
  • maxamuud: maahmaah cusub oday waashay habari kama furanto odaygu waa hawiye habartuna waa isaaq
  • maxamuud: markay xabashi maqlaan ayay shaydaan lanaaray noqdaan fulayo aan talo haynin ogaada gaalona madhaanto taas...
  • maxamuud: waa farxad weyn caalamku waa inoo jeedaa inaan lagu kaftami karin midnimadda somalia dadbaay ciyaar ciyaar...
  • BOOCAME CEELKA: dad wadaninimadu dhabkatahay waa reer buuhoodle ilaahoow isha dbaacuyuunta doc ina kamari dhanka...