Home » Ciyaaraha You are browsing entries filed in “Ciyaaraha”

Nigeria oo markii sadexaad qaaday Koobka qaramada Afrika.

nigeria wins

Xulka Nigeria ayaa markii seddexaad ku guuleystay koobka Qaramada Afrika ka dib markii ay 1-0 ku garaaceen xulka Burkina Faso ciyaartii finalka. Nigeria ayaa ciyaarta ku soo bilowday dardar iyaga ayaana kubada heystay inkastoo ay awoodi waayeen inay fursado halis ah sameeyaan, halka Burkina Faso ay ku soo bilaabatay iska caabin. Xulka Super Eagles ayaana [...]

February 10th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

C. Ronaldo Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Jecel Yahay Caawinta Dadka Masaakiinta Ah

Cristiano Ronaldo

Xiddiga kooxda Real Madriid ee reer Purtugal C.ronaldo ayaa sheegay xili uu bixinayay waraysi gooniya in uu jacayl yahay markasta in uu caawiyo dadka masaakiinta ah sida uu sheegay waxuuna tilmaamay in xili kastta oo arintaa ku dadaalo. Ronaldo ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo dhibaataysan oo dunida ku nool una baahan in [...]

February 5th, 2013 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

(Daawo Vedio) Mid Kamid Ah Wariyaasha Ugu Caansan Telefishinka CNN-Ka Oo La Sheegay Inuu Ku Khafiifay C. Ronaldo

mqdefault

Pedro Mendonca Pinto wuxuu ku dhashay 28-kii bishii Janaayo sanadkii 1975-kii magaalada Lisbon ee caasimada dalka Portugal.Petro Pinto waa Wariyaha Sportiga ee Telefishinka CNN-ka u fadhiya magaalada London iyo guud ahaan dalka ingiriiska wuxuuna sidoo kale uga soo waramaa ciyaaraha ka dhaco Qaarada Yurub. Petro Pinto waxa uu wax ku soo bartay Iskuulka AISL (American [...]

December 9th, 2012 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

(Daawo Sawiro) Messi Oo Dhaawac Kasoo Gaaray Ciyaartii Xalay Ay Barcelona Bar-Baraha La Gashay Benfica

messi

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa xalay dhaawac kasoo gaaray cayaarti ay kooxdisa barbaraha gool la’aanta la dhaafi weyday kooxda Benfica. Messi ayaa garoonka looga saaray bareelo, marki uu dhaawac kasoo gaaray jilibka bidix, waxaana warar soo baxaya ay sheegayaa in dhaawaca Messi uusan ahayn mid daran. Kooxda Barca ayaa sheegtay inay baaritaano dheeraad ah [...]

December 6th, 2012 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

v

Halkani Riix

November 23rd, 2012 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Manchester United iyo Barcelona oo ku dagalamaya saxiixa xidiga Valencia Adil Rami

horufadhi

 Kooxaha  Manchester United iyo Barcelona ayaa kuloolamaya saxiixa daafaca adag ee kooxda  Valencia ciyaariyahan  Adil Rami. Sida ay qortay jariirada Daily Mail labadan koox ayaa isku diiwaan galiyay rabitaanka laacibkaan. Naadiga Man United ayaa wakiilo kasocdaahi waxaa ay daawanayeen kulankii Valencia ay la ciyaartay Stoke ee katirsanaa  Europa League xalay. Wakiilada ayaa eegeyay qaab ciyaareedka [...]

February 17th, 2012 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Roberto Mancini: Si Aad U Wanaagsan Ayaan U La Dhaqmay Carlos Tevez.

horufadhi

Tababare Roberto Mancini ayaa meesha ka saaray sheegashada Carlos Tevez oo ku aadaneyd inuu Mancini u la dhaqmay sida eeygii oo kale. Tevez ayaa ku soo laabtay Manchester talaadadii, isagoo soo gabagabeeyay seddex bilood oo uu Argentina ku sugnaa, ka dib markii lagu helay danbi ah inuu diiday inuu iskululeeyo kulankii Champions League ee Bayern [...]

February 16th, 2012 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Arsene Wenger: Guuldaradii Xalay, Qaab Ciyaareedkeenii Ugu Xumaa Abid.

arsene wenger

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ku tilmaamay guuldaradii 4-0ta ee ka soo gaartay kooxda AC Milan inay aheyd qaab ciyaareedkoodii ugu xumaa abide e ciyaaraha Yurub. “Marna kama aanan muuqan ciyaarta, weerar ahaan iyo daafac ahaanba aad ayaan u liidanay, waana wax la yaab leh sida meel kasta la inoogala garaacay” ayuu Wenger yiri [...]

February 16th, 2012 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Paul Scholes Oo Meesha Laga Saaray Inuu U Ciyaari Doono Xulka England.

paul

Tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa wax kama jiraan ka soo qaaday wararka sheegaya in Paul Scholes uu ku soo laaban doono ciyaaraha caalamiga ee uu ka fariistay islamarkaana uu England u ciyaari doono Euro 2012. 37 jirkaan ayaa dhawaan ku soo laabtay kooxda Man United ka dib markii uu dhamaadkii cilli ciyaareedkii [...]

February 16th, 2012 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Bayer Leverkusen Oo Ka Carootay Sida Ciyaartoydooda Ay Isagu Cerysadeen Inay Helaan Maaliyada Messi.

horufadhi

Labo ciyaaryahan oo Bayer Leverkusen ah ayaa lagu qasbay inay xaraashaan maaliyado ay ka qaateen Lionel Messi kulankii guuldarada 3-1 ay ka soo gaartay  ka dib markii agaasimaha kooxda Leverkusen Rudi Voeller uu sheegay inay ka badbadiyeen qaabka ay maaliyadaha labo jeer uga kala qaateen Lionel Messi. Daafaca Michal Kadlec oo dhaliyay goolka kaliya ee [...]

February 16th, 2012 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

<

Recently Commented

  • farhan: reer bicir bacayr dheh waa tii UN ku ini tiriyey oo inika iyo gudabiirsey aad ka yaraateen majeerteen...
  • hargaysawi: hargaysa http://youtu.be/BmfEcaY8dz8
  • hargaysawi: berbera http://youtu.be/2GFZXv8P7pA
  • hargaysawi: burco http://youtu.be/BgnxiSPhJZw
  • hargaysawi: dhahar http://youtu.be/1rZFJrzvoxs