Home » Ciyaaraha You are browsing entries filed in “Ciyaaraha”

Seddex Koox Oo Ingariis Ah Oo Halis Ugu Jira Inay Ku Haraan Wareega Groupyada Champions League.

englands

Kooxaha Ingariiska oo waayadii u danbeysay intooda badan soo gaari jiray wareega 16ka ee Champions League ayaa isbuucaan tijaabo culus mari doono, iyadoo Chelsea, Manchester United iyo Manchester City ay halis ugu jiraan inay ku haraan wareega Groupyada ee koobka horyaalada qaadara yurub. Afarta kooxood ee Premier League ugu tartameysa koobkan, kaliya Arsenal ayaa xaqiijisatay [...]

December 5th, 2011 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Laacibkii Hore Ee Qadka Dhexe Brazil Socrates Oo Geeriyooday.

xaajiga

Kabtankii hore xulka Brazil Socrates ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil isagoo 57jir ah kadib markii uu ku dhacay calool xanuun. Socrates ayaa ku xanuunsaday khamiistii aynu ka soo gudubnay cunto uu ka cunay hotel markaasna waxaa la dhigey isbitaal si loogu daweeyo. Socrates ayaa hore uga xanuunsanaa caloosha [...]

December 4th, 2011 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

UEFA Oo Ganaaxday Aquilani, Ka Dib Markii La Isku Qalday Isaga Iyo Nesta Kulankii Milan Iyo Barcelona.

pkm

UEFA ayaa ganaaxday ciyaaryahan Alberto Aquilani ka dib markii la isku qalday isaga iyo Alessandro Nesta kulankii AC Milan iyo Barcelona ee Champions League. Alessandro Nesta ayaa jaale lagu siiyay rigooradii lagu galay Xavi ee qeybtii hore ee ciyaartii 3-2da ku dhamaatay. Qaladkaasi ayaa sida xaqiiqda ah waxaa galay Aquilani, kaasoo ciyaarta gudaheeda ku qaatay jaale [...]

December 4th, 2011 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Daafaca AC Milan Alessandro Nesta Oo Dhaawac Muddo Bil Ah Kaga Maqnaan Doona Rossoneri.

waaw

AC Milan ayaa xaqiijisay in daafacooda Alessandro Nesta uu dhaawac ku maqnaan doonta muddo bil ah, kaasoo ka soo gaaray sinta. Daafaca dhexe ayaa dhaawacaasi ka qaaday kulankii Barcelona ee guuldarada 3-2 ay ka soo gaartay bartamihii todobaadkan, waxaana uu seegi doonaa kulanka axada ee kooxda Rossoneri la yeelan doonto Chievo. “Dhaawaca sidaasi oo kale ah [...]

November 26th, 2011 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Kulamada Caawa Ee Premier Leaga – Iyo Waqtiga Laga Daawan Doono Geeska Africa

Soccer - Barclays Premier League - Fulham v Birmingham City - Craven Cottage

  MANCHESTER:- Horyaalka wadanka Ingriiska ayaa waxaa cawa laciyaareyaa kulamo badan oo muhiim ah. Man Utd v Newcastle Kooxda difaacaneysa horyaalka Ingriiska ayaa maanta waxaa ay marti qaadeysa kooxda kacsan ee Newcastle United walow asbuucii tagay laga adkaaday ciyaar kadhici doonta garoonka Old Trafford. Wayne Rooney iyo Nemanja Vidic ayaa kusoo laabanaya kooxda Manchester United  kadib [...]

November 26th, 2011 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Champions League Ee AC Milan vs Barcelona.

parca + acm

Kulanka adag ee caawa ka dhacaya garoonka San Siro waxa isku heysta labo kooxood oo mar hore xaqiijistay booskooda wareega 16ka, lakiin Barcelona iyo Milan mid walbaa waxa uu doonayaa inuu kaalinta koowaad ee Groupka ku dhameysto si koox sahlan ay ugu soo aado wareega 16ka. Barcelona hadii ay caawa badiso iyada ayaa xaqiijisaneysa booska [...]

November 23rd, 2011 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Spain Oo Weli Kaalinta 1aad Ku Jirta, England Oo Kaalinta 5aad Soo Gashay Kala Sareynta FIFA.

spain

Xulka heysta koobka adduunka ayaa weli ku jira kaalinta koowaad qiimeynta bilaha ee FIFA inkastoo laga badiyay kulankii saaxiibtinimo ee England, islamarkaana ay barbaro 2-2 ah la galeen Costa Rica. La Furia Roja, waxaa ka danbeeya xulka Netherlands, lakiin Jarmalka ayaa ku dhow inay kaalintaas kala baxaan ka dib markii ay 3-0 kaga badiyeen Holland [...]

November 23rd, 2011 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Orod Yahan Caana Oo Udhashay Wadanka Kenya Oo Lug Laga Jaray!

marko cheseto1

Waxaa lagu soo waramaya in mid kamida lugihiisa laga jaray oradyahanka reer Kenya Marko Cheseto. Xidigaan oo u orda jaamacada Alaska ee wadanka mareykanka ayaa waxaa laweysnaa mudo labo cisho ah isagoo kulunsanaa dufaano baraf ahaa oo kadhacay gobalka Alaska. Xidigaan reerKenya ayaa laga jaray meel lugtiisa kasareysa anqowga waxaana lasheegay in dhibaatadu ay tahay [...]

November 23rd, 2011 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

XULKA QARANKA KUBADDA CAGTA SOMAALIYA AMAAN IYO BOGAADIIN.?

Somali_National_Team336

Mahad oo dhan Allah ayaa iska leh-Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Raseelkeenii(Muxamed CSW)Korkiisa,sharaf iyo wanaag,gobanimo iyo  karaamo xornimo,maqaam gobeed iyo magac iyo sumcad wanaag waxaa iska leh Dalka,(Somaaliya dhul qiimo weyn laakiin waqtigan dhiban)Inshaa Allah waa laga bixi doonaa oo qiimihii qaranimo la soo celin,habkii hore iyo ka wanaagsan la heli(Alloow Naxariistaada iyo Nabadgelyadaada) Aamiin,Aamiin,Aamiin. Marka [...]

November 13th, 2011 | Posted in Ciyaaraha,Fikradaha | Read More »

Fifa oo xarun ka furtay Kenya

Slum-dwelling children watch a street-fo

FIFA ayaa Kenya ka hirgilineysa mashruuc loogu talagalay horumarinta caruurta gaar ahaan dhanka tacliinta iyo caafimaadka iyadoo loo marayo k/cagta. Waxaa laga dhisi rabaa xarunta garoon artifical ah oo k/cagta lagu ciyaaro , gobo wax barasho, meelo tababaro lagu bixiyo iyo xarumo caafimad waxaana laga dhexdhisi doonaa Mathare Youth Sports Association (MYSA) oo ay xarun [...]

September 25th, 2010 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Recently Commented

  • idoor liqe: Haber yoonis. Siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal. Ka dib markii dhalinyaradii reer burco tahriib ku...
  • maxamuud: 18may maalinta qashingurka khatumostate
  • Janada SSC: QARANNEWS oo eedeynta xasuuqii shalay ee New hargeysa dhiig yacab siilyaanyo dusha uga tuurtay. Isimo...
  • Janada SSC: MUST READ: Wargeyska caanka ah ee African Review oo warbixin cajiib ah oo xaqiqda ku saleysan ka qoray...
  • Nuura: lol two-gii baan ka booday sorry <.