Shir Lagu kala qaybinayo Jaaliyadda SSC ee Nairobi oo ka soconaya Islii.

Shir ay soo qaban qaabiyeen shakhsiyaad aan hore uga dhexmuuqan qadiyada SSC, ayaa wuxuu saacadan ka soconaya Hotel Easleight Mall. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen dad u badan kuwii aad ula dagaalamay Shirweynihii Horseed ee lagu Aasaasay Hogaanka SSC, ayaa la sheegay inay doonayaan in ay ku afduubaan gudiga Jaaliyadda SSC isla markaana [...]






