Daawo Muxaadiro Qiimo badan oo Sheekh C/Naasir Xaaji Axmed ka Jeediyey Magaalada Nairobi,{Video}.

Halkan ka Daawo

Halkan ka Daawo

Waxaa maalintii sadaxaad dalka Turikaga ka socoda shirka dacwada Islaamka oo ay isugu yimaanayaan culumada wadamad islaamka ah iyadoo Soomaaliya uga qeyb galeen mas’uuliyiin uu hogaaminayo wasiirka wasaraadda owqaafta iyo arrimaha diinta. Shirkan dacwada islaamka ayaa si gaar ah looga hadlay xaalada dalka Soomaaliya waxeyna mas’uuliyiinti ka socotay dowladda KMG ah ay war bixin ka [...]

Shir looga hadlayo fidinta diinta Islaamka ayna ka qeybgaleen in ka badan 40 Dowladood oo Muslim ah ayaa maanta ka furmay magaalada Istambuul ee dalka Turkiga. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay dowladda Turkiga islamarkaana ay ka qeybgaleen in ka badan 40 dowladood oo Muslim ah ayaa waxaa Soomaaliya uga qeybgalayay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda [...]

Mahad ideeylkeed Alley U Sugnaaday (SWT) Naxariis Iyo Nabadgalyo Nabi Muxamed (SCW) Ehelkiisa Asxaabtiisa Iyo Intii Raacday Korkoda Allaha Yeelo Amiiiiiiin.. ., , Fidrada waajibnimadeeda waxa cadayn u ah; Ibanu cabaas wuxuu yiri Alaha ka raali noqdo Nabiga (CSW) wuxuu nagu waajibiyay fidrada Fidrada waajibnimadeeda waxa cadayn u ah; Ibanu cabaas wuxuu yiri Alaha ka [...]

Illaahay ayaa mahadleh, illaaha og wax muuqda iyo wax qarsoonba, ilaaha koobay dhibcaha biyaha ee ka dhigay wabiyo dur duraya, illaaha keenay mugdiga habeenkii ee ka soo dhex saaray nuurka subaxii, illaaha u dhamaystiray kuwa caabuda abaal marintooda ee og isha khaayimada ah iyo waxyaaba ku qarsoon, ee dhamaan gaarsiyay arsaaqada khalqigiisa isagoo ka tagin [...]

Kadib markii ay baaba’tay awoodii Midowgii Soofiyeetiga, baa waxaa lagama maar maan noqotay in la hello cadow ay u dhan yihiin reer galbeedka oo u beddela waraabihiihii Midowga Soofiyeeti. Markii kaynta loogu dhaqaaqay baarid si loosoo hello waraabe ay reer galbeedka si wada jir ah ugu soo hor jeestaan, laguna xoojiyo midnimadooda, baa waraabihii reer [...]

Qalbiga hadduu ku xiran yahay Alle waxaan shaki lahayn inuu jeclaanayo salaada, sidaa awgeed ayuu nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu ahaa mid jecel salaadda, Anas wuxuu ka wariyay nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee inuu yiri: Waxaa layjeclaysiiyey catarka udgoon iyo guurka haweenka, waxaa laga yeelay salaadda miday ishaydu [...]

Allaah (sw) wuxuu jannada ka dhigay guri ay leeyihiin dadka karaamada iyo sharafta ku lahaa Allaah agtiisa markii ay dunida joogeen, kuwaas oo noloshooda ku dhamaystay in ay allaah raali galiyaan lana yimaadaan wax kasta oo uu amray kana haraan wax kasta oo uu Allaah ka reebay. Allaah abaal marin ayuu uga dhigay, waana wax [...]

Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: “Reer banii Israa’iil dhexdood” saddex qof keliyaa iyagoo (ilmo dhashay) ah hadlay. Mid wuxuu ahaa nebi Ciise (C.S.) mid kalena wuxuu ahaa Jureyj Saaxiibkiis. Jureyj wuxuu ahaa nin saalix ah oo Cibaado badan, Wuxuu dhistay mowlac yar si uu ugu go’o inuu cibaadeysto. Maalin isagoo salaad [...]

Kuwa Xaqqa rumeeyoow waxa la idinku waajibiyey soonka sidii loogu waajibiyey kuwii idinka horeeyey si aad u dhowrsataan. Waa maalmo tirsan ee ruuxii idinka mid ah oo buka ama safar ah waxaa korkiisa ah ayaamo kale (soonkood) kuwa uu dhibina waxay bixin (quudin) miskiin, ruuxii badasada (kheyrkana) saasaa u fiican, inaad soontaan ayaa idin kheyr [...]