Diinta: Tukashada Saxda ah.

Mahad Ilaahay baa iska leh, Ilaaha abuuray samooyinka, dhulalka iyo waxa ku guda jiraba ee noole iyo ma noolaba leh, Ilaaha wax kastoo jiraa ay nasahaan habeen iyo maalinba, Ilaaha wax walba ku ahaysiiya ahow isla markaa uu waxaasi ahaanayo, Ilaaha aan waxba u baahan ee isaga ay wax kastaa u baahan yihiin,Ilaaha weligii jiray, [...]




