Home » Fikradaha
You are browsing entries filed in “Fikradaha”

Ugu horeeyn ALLAH baa mahad iska leh islaamnimada na waafajiyey iyo NABIGEENII suubanaa(csw). Dhamaan ummadda soomaaliyeed waxaan ku salaamayaa ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WA BARAKAATU. Alle mahdin iyo salaanka bacdi waxaan la wada soconaa in dhawaan lagu qabanayo magaaladaLondonee cariga ingiriiska shir soomaaliyeed. Shirkaas oo ku asteeysan23/02/2012kana mid noqonaya shirar fara badan oo beesha caalamku gaar ahaan wadamada dariska la [...]
February 17th, 2012 | Posted in Fikradaha,suugaan,Wararka | Read More »

Ragoow Kibirka waa lagu kufaa taas hala ogaado,halyeey geesi Ismaaciil Mire ayaa hore sidaas u yirri waana run halyeey Ismaaciiloow,sidoo kale waxaa loo yirri-Kibirkii maxaa helay waa maxeey kabash-kabashtu Xikmad Somaaliyeed oo qiimo weyn ku fadhida,seeftii miyaa leeftay guul daradii kadib ninkii hadalka waaweynaa beenta iyo riwaayad caruurteedka abwaanka ku ahaa Gen-maryo calas-Jidhif iyo Horgale-Damiir-laawe-Col-Ibraahim [...]
February 10th, 2012 | Posted in Fikradaha,News English | Read More »

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay,Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa,masiibo iyo murugo xanuun weyn leh oo eey ku naf waayeen dad rayid ah wax dembi ah gelin si nabad ah nolool maalmeedkood u raacanaayeey,waa fal dembiyeed lid ku ah Diinteena Xurmda weyn leh(Islaanimadda)bani-aadaminimada iyo guud ahaanba hab dhaqameedka Basharka,waa dembi hor leh oo [...]
February 9th, 2012 | Posted in Fikradaha | Read More »

Taliyahii Ciidanka SNM Maxamed Xasan C/laahi(jidhif) ayaa tvga universal ka sheegay in dagaalkii Shalay lagu jibiyey ay ku soo qaadeen maleeshiyaad aad u tira badan oo aan aheen, kuwa reer buuhodle iyo maamulka khaatumo state of somalia. jidhifi oo oo hadlaya wuxuu yidhi ” maleeshiya fara badan oo ka tira badan kuwa reer buuhodle ayaa ciidanka [...]
February 9th, 2012 | Posted in Fikradaha,News English | Read More »

Arin uguba ah maha, waase dhacgo soo jireen ah in xubno ka mid ah bulshu olole iyo halgan hubaysan oo gobaninmo doon ah ku jiratay in ay qayb ka mid ihi la saftaan cadawga. Mida kale mabda’a aan mucaarad debeda iyo gudaha yeelini mabda’a wax ku ool ah mahaba ah, tusaale ururkii SYL ee ay [...]
February 6th, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Allah ayaa mahad leh-Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena (Muxamed CSW)korkiisa,heybad waxaad ku leedahay dhulkaaga iyo Dadkaaga,Sharaf waxaad ku leedahay dadnimo wanaag iyo karaamo Illaalin,gun-nimo,daayeernimo,garasho xumo,damiir la’aan,ducuf iyo duli-nimo horgalenimo iyo dhaqanka kooxda Canka iyo Caloosha. Kala mudan halyeeyada reer khaatumo ma daalayaasha sida ku habon ugu harag baxaaya ka shaqeynta danta iyo maslaxada dadkooda iyo [...]
February 6th, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Waxaa ka socoda dalka Somaliya gudihiisa iyo dunida afarteed dacal dabaal deg iyo damaashaadyo lagu soo dhawynayo curashadda Khaatumo State of Somalia. xaqiiqdii, xafladahani way ka duwan yihiin kuwii hore ee jaaliyadaha ku abtirsad SSC oo qura isugu soo bixi jireen. waayo magaalo walba oo ay ka dhacayaan damaashaadyadani waxaad arkaysaa rag,dumar,caruur iyo ciroole ka [...]
February 4th, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa-amaan,bogaadiin iyo mahad celinba Ex- G6(Aqoonyahanka Sarre ee Khaatumo State Of Somalia)guusha weyn,kartida daacadnimadda iyo u hagar baxa Dadkooda iyo dhulkoodaba,ka miro dhalinta iyo ficil u rogida rajadii rabitaanka bulsho-weynta reer Khaatumo(Allah Mah Leh). Waxaan ahay Naftii Hure - Soomaali diidow Anigoo halkii ka sii wada qormooyinka [...]
February 3rd, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Wixii ka danbeeyey shirkii taleex ee khaatumo2 ee lagu dhisay maamulka baaxadaweyn ee khaatumo state of somalia waxaa aflabadii yeedhay warbaahinta afka beesha SNMTa ku hadasho haday ahaan laheed TV, website , idaacad intuba , waxaa isku dhexyaac ku dhacay website yada ku hadla afka beesha dhexa ee snmta wixii ka danbeeyey dhismihi maamulka khaatumo [...]
February 2nd, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Khaatumo State & Dadwaynaha Somaliyed ee ku dhaqan Edmonton! Horufadhi News Online
February 2nd, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »