Home » Fikradaha You are browsing entries filed in “Fikradaha”

Faallo:Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac , Halyey Geesnimo iyo Karti Hoy u Tahay.

dr kareem

Qofkastaba waxaa lagu qiimeeyaa wax qabadkiisa danta guud iyo weliba kartidiisa lixaadeed, waxaan qormadeydan yar si kooban ugu soo gudbinayaa dareenkeyga ku saabsan waxqabadka  muuqda ee geesinimada , Wadaniyada , Kartida iyo Aqoonta leh ee Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac , waxqabadkiisii ka soo bilowday ilaa sanadkii 2009kii markii la yagyeelay hogaankii SSC, asagoo cadow badan [...]

March 6th, 2012 | Posted in Fikradaha,News English,Wararka | Read More »

Doraad Dhiiranaydaa! SHallay Diracsanaydaa! Maantanna Ma Runtaa ku Dabartoo, Dantaa kuu Run SHeegtay?

3d human with a red question mark

Ugu horeeyn ALLAH  baa mahad iska leh islaamnimada na waafajiyey  iyo NABIGEENII suubanaa(csw). Dhamaan ummadda soomaaliyeed waxaan ku salaamayaa ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WA BARAKAATU. Alle mahdin iyo salaanka bacdi waxaan la wada soconaa in dhawaan lagu qabanayo magaaladaLondonee cariga ingiriiska shir soomaaliyeed. Shirkaas oo ku asteeysan23/02/2012kana   mid noqonaya shirar fara badan oo beesha caalamku gaar ahaan wadamada dariska la [...]

February 17th, 2012 | Posted in Fikradaha,suugaan,Wararka | Read More »

KIBIRKII MAXAA HELAY-KABASHA KABASHTU WAA MAXEEY. (Maqaal)

SNM Vs Khaatumo

Ragoow Kibirka waa lagu kufaa taas hala ogaado,halyeey geesi Ismaaciil Mire ayaa hore sidaas u yirri waana run halyeey Ismaaciiloow,sidoo kale waxaa loo yirri-Kibirkii maxaa helay waa maxeey kabash-kabashtu Xikmad Somaaliyeed oo qiimo weyn ku fadhida,seeftii miyaa leeftay guul daradii kadib ninkii hadalka waaweynaa beenta iyo riwaayad caruurteedka abwaanka ku ahaa Gen-maryo calas-Jidhif iyo Horgale-Damiir-laawe-Col-Ibraahim [...]

February 10th, 2012 | Posted in Fikradaha,News English | Read More »

CANBAAREEYNTA FAL DEMBIYEEDKA IS-MIIDAAMINTA XAMAR KA DHACAY.

maqaal

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay,Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa,masiibo iyo murugo xanuun weyn leh oo eey ku naf waayeen dad rayid ah wax dembi ah gelin si nabad ah nolool maalmeedkood u raacanaayeey,waa fal dembiyeed lid ku ah Diinteena Xurmda weyn leh(Islaanimadda)bani-aadaminimada iyo guud ahaanba hab dhaqameedka Basharka,waa dembi hor leh oo [...]

February 9th, 2012 | Posted in Fikradaha | Read More »

Dagaalkii ay ku jabeen maamulka SNMTA ayaa wuxuu sababay inay garan waayeen cidi la dagaalantay..(Beelo ka baxsan reer buuhodle ayaa na soo weeraray)

Gaadhiga Suuga ah 007

Taliyahii Ciidanka SNM Maxamed Xasan C/laahi(jidhif) ayaa tvga universal ka sheegay in dagaalkii Shalay lagu jibiyey ay ku soo qaadeen maleeshiyaad aad u tira badan oo aan aheen, kuwa reer buuhodle iyo maamulka khaatumo state of somalia. jidhifi oo oo hadlaya wuxuu yidhi ” maleeshiya fara badan oo ka tira badan kuwa reer buuhodle ayaa ciidanka [...]

February 9th, 2012 | Posted in Fikradaha,News English | Read More »

CAADO QAATE YAASHA CEEB BAA U DANBAYSA?

maqaal2

Arin uguba ah maha, waase dhacgo soo jireen ah in xubno ka mid ah bulshu olole iyo halgan hubaysan oo gobaninmo doon ah ku jiratay in ay qayb ka mid ihi la saftaan cadawga. Mida kale mabda’a aan mucaarad debeda iyo gudaha yeelini mabda’a wax ku ool ah mahaba ah, tusaale ururkii SYL ee ay [...]

February 6th, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

HORGALE-NIMO DHAQAN GUN-NIMO IYO DAMIIR-LAAWE. (QALINKII USTAADKA)

maqaal

Allah ayaa mahad leh-Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena (Muxamed CSW)korkiisa,heybad waxaad ku leedahay dhulkaaga iyo Dadkaaga,Sharaf waxaad ku leedahay dadnimo wanaag iyo karaamo Illaalin,gun-nimo,daayeernimo,garasho xumo,damiir la’aan,ducuf iyo duli-nimo horgalenimo iyo dhaqanka kooxda Canka iyo Caloosha. Kala mudan halyeeyada reer khaatumo ma daalayaasha sida ku habon ugu harag baxaaya ka shaqeynta danta iyo maslaxada dadkooda iyo [...]

February 6th, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

KHAATUMO WAY HANAQAADAY HORUMAR BAY GAARTAY EE HAKARAAMO SEEGINA HABAAR LAGU KARI WAAYE.

khaatumostate1

Waxaa ka socoda dalka Somaliya gudihiisa iyo dunida afarteed dacal dabaal deg iyo damaashaadyo lagu soo dhawynayo curashadda Khaatumo State of Somalia. xaqiiqdii, xafladahani way ka duwan yihiin kuwii hore ee jaaliyadaha ku abtirsad SSC oo qura isugu soo bixi jireen. waayo magaalo walba oo ay ka dhacayaan damaashaadyadani waxaad arkaysaa rag,dumar,caruur iyo ciroole ka [...]

February 4th, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

G6 AMAAN,BOGAADIIN IYO MAHAD-CELINBA – QALINKII USTAADKA.

qalinkii

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa-amaan,bogaadiin iyo mahad celinba Ex- G6(Aqoonyahanka Sarre ee Khaatumo State Of Somalia)guusha weyn,kartida daacadnimadda iyo u hagar baxa Dadkooda iyo dhulkoodaba,ka miro dhalinta iyo ficil u rogida rajadii rabitaanka bulsho-weynta reer Khaatumo(Allah Mah Leh). Waxaan ahay Naftii Hure - Soomaali diidow  Anigoo halkii ka sii wada qormooyinka [...]

February 3rd, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

HABAR DHALI WAYDAY ALLEELO KU WAALATAY AYAY NOQOTAY WARBAAHINTII SNM TU!

Habar dhaliwayday

Wixii ka danbeeyey shirkii taleex ee khaatumo2 ee lagu dhisay maamulka baaxadaweyn ee  khaatumo state of somalia waxaa aflabadii yeedhay warbaahinta afka beesha SNMTa ku hadasho  haday ahaan laheed TV, website , idaacad  intuba , waxaa isku dhexyaac ku dhacay  website yada ku hadla afka beesha dhexa  ee snmta wixii ka danbeeyey dhismihi maamulka khaatumo [...]

February 2nd, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • idoor liqe: Haber yoonis. Siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal. Ka dib markii dhalinyaradii reer burco tahriib ku...
  • maxamuud: 18may maalinta qashingurka khatumostate
  • Janada SSC: QARANNEWS oo eedeynta xasuuqii shalay ee New hargeysa dhiig yacab siilyaanyo dusha uga tuurtay. Isimo...
  • Janada SSC: MUST READ: Wargeyska caanka ah ee African Review oo warbixin cajiib ah oo xaqiqda ku saleysan ka qoray...
  • Nuura: lol two-gii baan ka booday sorry <.