Home » News English
You are browsing entries filed in “News English”

Waxaa guud ahaanba maanta ka qabsoomay deegaanada kala duwan ee maamul goboleedka Khaatumo munaasibada 18 May oo ku beegaan maalinta nadaafada deegaanada Khaatumo waxaana munaasibadani maanta kasoo qayb galay madaxda maamul gobolka Khaatumo, waxgarad, aqoon yahano, culumo awdiin, ururada bulshada, dhalinyaro, haween iyo bulshada qaybaheeda kala duwan. Munaasibadan oo ahayd mid balaadhan isla markaasna dad [...]
May 18th, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »

Inta badan guud ahaan dadka Soomaaliyeed waxay ka siman yihiin arin caan ah oo dunida lafteedu ay ku ogtahay, arintaas ayaa ah caadifad kooban oo laga yaabo qofku wax uu Aaminsanaa ama diidana inuu si fudud uga qanco asagoon ka sal gaadhin. Waxaa arintan la xasuustaa inbadan marka khilaaf siyaasadeed ka dhaco Soomaalida siiba dawladda [...]
May 12th, 2013 | Posted in Fikradaha,News English,Wararka | Read More »

Dear Mr. President: We wish, first of all, to underscore the irrefutable fact that the secession in the far North of our country is fuelled by the Isaq clan led by SNM elements. The other clans in the North (Warsangeli, Dhulbahante, Gadabursi and Issa) are strongly opposed to secession and strongly favour the unity of [...]
May 7th, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »

You can fool all the people some of the time, and some of the people all the time, but you cannot fool all the people all the time Abraham Lincoln Ronald Reagan was a great communicator and I would like to borrow his famous words in a debate with Jimmy Carter ““There you go again”. [...]
April 26th, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »

Danbiile Siilaanyo oo koox uu hogaaminayo joogaan Washington ayaa wajahay su’aalo uga yimid dad ka mid ah qurbajoogta Khaatumo ee wadaniyiinta ah, waxaana halkaas ku wareeray Foosiya Xaaji Dirir iyo Saleebaan Wajixaad oo dhegaha uga garaacya danbiyadiisa cul culuso, Siilaanyo ayaa caytamay isla markaana si liidata uga jawaabay danbiyadiisa dagaal. HALKAN KA DAAWO TOP VIDEO.
April 23rd, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »

Northern Somalia Unionist Movement PRESS RELEASE 21 April 2013 Treason in Turkey Since its independence, Somalia had all sorts of leaders- the giants, the mediocre, the democrats and the dictator. Whatever their standing in the eyes of the Somali people, what they had all in common was their sworn commitment to [...]
April 22nd, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »

NAIROBI, KENYA (ARPIL 2013): The United Nations Human Settlements Programme (UN-Habitat) announced today, the ten partner cities for its City Resilience Profiling Programme (CRPP). Working through partnerships with stakeholders including international agencies such as UNISDR, academic and research institutes, private sector actors, and NGOs, the CRPP will develop a comprehensive and integrated urban planning and [...]
April 17th, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »

An Open Letter to President Hassan Mohamoud By Mohamed Yusuf Halac President of the Khatumo State of Somalia Date: 11 April 2013 Mr President First and foremost, I would like to convey to you, on behalf of our Khatumo people, the respects due to you as our President. Needless to say, no where [...]
April 14th, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »

This kind of nonsense (known to Somalis as Cantarabaqash), same as all the one clan secessionists’ claims, does not deserve any response and to waste anyone’s attention, time, and energy. However, because, this was intended for foreign consumption, to mislead the international community, and an attempt to garner an unwarranted sympathy for the one clan [...]
April 8th, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »

Garaad C/salaan Xasan Maxamuud oo kamida gollaha sare ee dhaqanka deegaanada maamul goboleedka Khaatumo oo waraysi gaar ah siiyey Radio Khaatumo ayaa ka warbixinayey shir mudooyinkii ugu dambeeyey uga socday madaxda dhaqanka ee deegaanada khaatumo deegaanka Saaxdheer isla mar ahaan taana ugu soo gaba gaboobay isla deegaankaasi, isagoona garaadku sheegay in shirkaasi ay kaga wada [...]
April 4th, 2013 | Posted in News English,Wararka | Read More »