Home » suugaan You are browsing entries filed in “suugaan”

{karin maqashay kanuse maaha?} waa gabay Ku Socda Gabadha Badhasabka Ka ah Gebiley ee Ku Baaqaysa in Buuhoodle Laqabto!

baqaastay

karin maqashay kanuse maaha tixdan gabayga ah ee gaaban waxaan wax ugu sheegayaa gabadh la yidhi waxay badhasaab katahay magaalada Gebilay waxay ku baaqaysay in buuhoodle  lagu duulo oo al qabsado waana laga aqbalay  waxaan uga warramay anigoo kaftan ku bilaalbay  tixdan gaaban waxa ka soo horreeya ragga  ay buuhoodle ku soo awaddo  markaa  akhris wacan. 1 inanyahay kadeed iyo dhibbaad kuul u xidhataaye [...]

February 18th, 2012 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Doraad Dhiiranaydaa! SHallay Diracsanaydaa! Maantanna Ma Runtaa ku Dabartoo, Dantaa kuu Run SHeegtay?

3d human with a red question mark

Ugu horeeyn ALLAH  baa mahad iska leh islaamnimada na waafajiyey  iyo NABIGEENII suubanaa(csw). Dhamaan ummadda soomaaliyeed waxaan ku salaamayaa ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WA BARAKAATU. Alle mahdin iyo salaanka bacdi waxaan la wada soconaa in dhawaan lagu qabanayo magaaladaLondonee cariga ingiriiska shir soomaaliyeed. Shirkaas oo ku asteeysan23/02/2012kana   mid noqonaya shirar fara badan oo beesha caalamku gaar ahaan wadamada dariska la [...]

February 17th, 2012 | Posted in Fikradaha,suugaan,Wararka | Read More »

War Culus- Kornayl Maxmed Aadan Geele (Curi) Oo Sheegay Inaysan wax shaqo ka dhaxayn isaga & Maamulka SNM Gabayna utiriyey (Dhegayso)

horufadhi

Kornayl maxamed aadan geelle (curi) oo ah halgamaa ka soo jeeda deeganada Khaatumo State gaar ahaan gobolka Cayn ayaa waxaa uu gabay ka tiriyay maalintii ay ciidamada snm soo galeen buuhoodle ay is dhextaagen iyo sababta ay ku timi waxaana uu abwaanku sheegay in loo baahanyahay in si mug leh loo taagero maamulka khaatumo state loona [...]

February 16th, 2012 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Shuban baa kudhacay jananaduuJidhif u weynaaye, Shanqadha iyo geerida markuu shoogay ina Taani, Shisheeyay wateen iyo wixii beenta lagu shaahay , Sheekada islaamaha wixii dunida loo sheegay (Gabay)

Shuban Janano

1 Shaxda boqoradaa jooga iyo shiikhydii gabayga 2 Shaashla libaaxee ka ciya sheedimada hawdka 3 Shabeeladiyo aarkii fadhiyey shucubka Buuhoodle . 4 Shaabuuga ina suusle waa shaabad aan go’ine 5 Shahaabka iyo sayruuqyadii shiine iyo raashka 6 Shilkihiyo markuu zuuga rido looga kala sheexye 7 Shanka’roorta waa lagu yaqaan shiilan oo culuse . 8 Anigana [...]

February 12th, 2012 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Gobla doox godkii qaydariyo godanka maygaagle, Galgal wayne gooddiga xaqsoor gumarre meeshiisa, Galka qorilay gurasaar wixii lagu garaacaayey (By Abwan Suusle Gabay)

Abwaan Suusle

Gilgila waa tix gabay ah oo ka hadlaysa dagaallada ka dhacay gobolka cayn laasalay akhris wacan 1 Waxaan ahay ninkii gaala eri aan gabbanahayne 2 gabaygaan  tirshaa  waa  sidii  gubiyo  duufaane 3 ama waa  giraan  dhiillo  iyo  goob  xinjiri taale 4 ama waa gantaalkii wadnaha gelayey iidoore 5 ama waa gadoodkii dhaciyo gaylankii shalaye 6 ama waa ku [...]

January 27th, 2012 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

iidoorki shoog baa ku dhacay shuban mahiigoowe, waa niman wadnuhu shuuqayoo shiili kaga taale, waxa shiday sharciga khaatumiyo shalay go,aankiiye -By Abwaan Suusle!

abwaan-yusuf-suusle1

    Gabay La Magacbaxay – shashafo 1 iidoorki shoog baa ku dhacay shuban mahiigoowe 2 waa niman wadnuhu shuuqayoo shiili kaga taale 3 waxa shiday sharciga khaatumiyo shalay go,aankiiye 4 shimbiraa  u  ciya  maalintuu  shirayo  daaroode 5 shacaarta iyo calankaan sitaa waw shil iyo hooge 6 adna shaabbadday kula heleen shaadhku kaa gubaye 7 [...]

January 23rd, 2012 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

“muraad fulay iyo maansha alla” waa tix ka mida gabayada ka hadlaya shirka khaatumo2 ee Taleex ka socda

Xaqudir Abwaan Suusle

 muraad fulay iyo maansha alla waa tix ka mida gabayada ka hadlaya shirka khaatumo2 ee taleex ka socda akhris wacan 1 gabay waa ninkii marinayoow  muuji  arartiiye 2 waa inuu halkaad maagganayd mudhisu taagaaye 3 waa inuu ku miisaaman yahay mawqac ku habboone 4 waa inaan  maroor  iyo  qallooc  meella  kaa geline 5 waa inuu macaaniyo dhadhamo [...]

January 11th, 2012 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Gabayo Kahadlaya Halgankii iyo Xorayntii wadankeena Iyo Taariikhda Magaalada Qadiimiga Ah ee Taleex.

taleex

Gabaygan waa mid ka hadlaya Arimaha gaar ahaaneed ee ay kaga qayb qaateen ka kicintii Gumaystaha Wadankeenna Bulshaweynta SSC ee haatan Shirku uga socdo magaalada Taariikhiga ah ee Taleex(Khaatumo Labo). Waxaana tiriyey (Yuusuf xasan ismaaciil). Dhulkoo soogan soomaaloo  dhammaan siriq ka laadlaada aan sadar Quraan iyo la dhigan subacyadii Diinta oo Gaalka saymaha cadlihi saaray lugihiisa [...]

January 9th, 2012 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Caam Alfayn waa Gabaygii sannadka Cusub iyo Qarniga Cusub By Abwaan Suusle!

horufadhi happy

1 cabdilaahi xaajoow beryahan caadi ma ahayne 2 caynlayda  maansadu mudday iga cillaallayde 3 sidii talada ceel loogu riday waw cilmi la,aaye 4 caloosha  iyo laabtaydu waa calaw sanaayeene 5 cilikaambigaan qabo nin ogi ima canaadeene 6 soomaali  caynkaytahaan  ciil  u go,ayaaye 7 taariikhda loo ciidayee caawa la xusaayo 8 cishiriin qarnay gaadhay iyo caam [...]

January 1st, 2012 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Waa waxa danteennii qallibay quudhsinay badaye, Qawsaarradii baa na helay qaaddimka ahaaye, Qadhadhayti waa leenihiyo qubaro waawayne (Gaby Qiira Geliye)

suusle1

qiira geliye  waa tix gabay ah oo abwaan hurre dabayl  tixdii  qiirada iyo guubaabada ahayd  ee uu soo tiriyey sii ta, kiidaysa                   akhris wacan 1 hurre gabaygi uu soo qaddimay waa mid qara wayne 2 qalbigii  fayaw  bay  gashaa  qiiro  caliyoowe    [cali food] 3 hadduu qaafil yahay ruuxa waa laga qatoobaaye 4 anigana  qandhuu  igu  ridiyo qoomammiyo [...]

December 30th, 2011 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Recently Commented

  • Shaxda: Dhulku kala bidhaan roon. Bilicdiisu kala wacan. Buuhoodle waa beled. Waa beerta raaxada. Waa buruudka...
  • maxamuud: maahmaah cusub oday waashay habari kama furanto odaygu waa hawiye habartuna waa isaaq
  • maxamuud: markay xabashi maqlaan ayay shaydaan lanaaray noqdaan fulayo aan talo haynin ogaada gaalona madhaanto taas...
  • maxamuud: waa farxad weyn caalamku waa inoo jeedaa inaan lagu kaftami karin midnimadda somalia dadbaay ciyaar ciyaar...
  • BOOCAME CEELKA: dad wadaninimadu dhabkatahay waa reer buuhoodle ilaahoow isha dbaacuyuunta doc ina kamari dhanka...