Home » suugaan
You are browsing entries filed in “suugaan”

jid banneeye tixdan gabayga ahi waa laba qaybood qaybta hore waa araar iyo dhoolla tus aan u muujinayo niman aflagaado badan soo tuurtuuraya inaanay isa soo biimayn qaybta labaad waa tusaale waddani ah oo soomaalida dhibkay isu gaysatay wax ka sheegaysa akhris wacan 1 jeerbaa ilaah ii [...]
December 26th, 2011 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

gu, la eeday markaan dhagaystay oday guurtiyeedka isaaq ee maanta gu,iyo garashaba laga bido hadalkiisii isagoo telifesyoon caalimi ah hortaagan kuna faanayo inuu yahay qabiilka soomaali ugu adag daaroodna eryey markaan gudoomiyahooda golaha guurtida ee salebaan gaal taladiisii kalshaale arkay markaan ruugcaddaaga siyaasadeed ee isaaq waa siilaanyo,e markaan arkay maamulkiisa iyo siduu wax u wado [...]
December 17th, 2011 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Guur xumaaday waa Gabay kahadlay Gabadhii Ay dhawaan SNM Siisay Mahiga Iyagoo Doonaya Inay Ku Beerlaxowsadaan. 1 marka goolku ii dhalanayaad gudub u laaddaane 2 guushiyo libtaydoo dhanbaad gebi ka xoortaane 3 garanmaayo soomaaliyeey geeddi socodkiine . 4 gaawaha markii aan cushiyo gocayga xoolaysan 5 golqaniinka maandeeq helay gaaggax noqotaaye 6 gabannadu ma ooyeen hadday [...]
December 13th, 2011 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Habarjeclooy muuse waa kaaa ninka la yidhaahdo maxamed ibraahin warsame [ina walanwal waa hadraawiye] yaa dhawaan wuxuu tiriyey gabay uu u bixiyey dhul gariir wuxuu ku soo daray gabaygi isagoo gabdho madhibaana waaninaya sida dhooddi meerkii taleex haw dhaqaaqina,e anigoo ka xumaaday meel kaga dhacaa taariikhdii dhooddi meer iyo taleex oo isku lammaan ayaan gabaygan [...]
December 9th, 2011 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

1 Allaa mahadle eebaa mulkile magan ilaah baale 2 Macbuudkii na uumiyo rabaa magacya waa weynle 3 Maddow yari haduu kaga jiro seegtay marinkiiye 4 Maxabiyo jacayl iyo mudnaan Maxamed’keenaale (SCW) 5 Malagyada ilaahay khalqiyo maqal Jibriil baale 6 Maahiya ninkii jiifa iyo murug cadaabtaale 7 Mugdi iyo xanuun aakhiriyo mahadho naarbaale 8 Marna waxan [...]
December 7th, 2011 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

1 gabay waa hal hayskii gubiyo kii hurgumo jeexe 2 ama waa hadaaq beena iyo hololog xayraane 3 geelu waa hannaan iyo gobaad heego iyo laane 4 ama miduu hadhuubkeed madhoo hoos madoobo lehe 5 fardo waa hujuun dhooddiyoo hiirta weerarahe 6 ama waa hagaas gaabiyoon kula hadaafayne 7 adhigu waa habeen guul ka dhawr [...]
December 6th, 2011 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

tala shiil waa tix gabay ah oo ku socota ergooyinka ka qayb gelaya shir waynaha taleex ee ssc waxaan ku hal qabsaday nin la yidhaahdo shirshoore maxamuud herer … waa aqoon yahan da,yar oo waddani ah oo ka mida dadkaan la hadlayo akhris wacan 1 waayadan shirshooroow ma tirin shiinlaydii gabaye 2 shabaab baan ahaa [...]
December 5th, 2011 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Salaamullaahi calaykum . Kadib markii dhowaan uu qoraal ka soo baxay magaalada Garoowe lana yidhi waxaa soo saaray odayaal dhaqameedka SSc ayaa waxaa isu kay-qaban waayey baaqa iyo cida soo saartay waxayna ila gashay in aan isku dayo maansa-booli. Masalooyin gabay ina-Calow maanka kuma hayne. Ma mulaaxsan sidii Ina-Miriyo Geeloo magac dheere. Maaxdiisa Ina-Kediye yaa [...]
October 8th, 2011 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »
Waa warbixin uu weriyaha Caanka ah ee TVga Aljazeera qaybta afka Ingiriisiga ah ka diyaariyey Maamulka SSC iyo Ciidamadiisa qalabka sida.
September 18th, 2011 | Posted in suugaan | Read More »
MAGAALDA BUUHOODLE iyo sawirada taarikhiga ah.
September 18th, 2011 | Posted in suugaan | Read More »