Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Rabshado hareyay Hargysa kadib markii maamul ku sheega Siilaanyo ay dad shacab ah si xaqdaro ah dil ugu xukuntay.

rabshado-300x225

Rabshado waa weyn ayaa ka soconaya magaalada Hargaysa ee caasmada labaad ee dalka Soomaaliya. HALKAN KA AKHRISO WARBIXINTA OO DHAN.

May 18th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Barnaamij gaar ah oo ku Saabsan Furitaanka Garoonka Dayuuradah Taleex,{Video}.

Garoonka furitaas

  HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA BARNAAMIJ.

May 18th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Qaar ka mid Sawiradii Mudaharaadkii Washington Dc.

kh2

Guud ahaan waxaa la soo afmeeray Banaanbixii, waxayna shucuubtii Barakaysnayd ee Reer Khaatumo Khayr u kala dareereen danahoodii, ayagoo guul kala caraabay halkii aay tageen, waxayna ruxayaan calanka Buluuga ah ee xidigta cad badhtamaha kaga taalo, ayadoo la arkayey boqolaal ka tirsan shacabka Cadaanka ee Maraykanka oo ayagnu qaadanay calankeena  cawaalle, ka dib markeey arkeen [...]

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Radiokhaatumo.com:Shucuubta reer Khaatumo ee ku sugan Afaafka wasaarada arimaha debeda ee Maraykanka oo aan waraysi kala duduwan ka qaadnay,{Dhagayso codadka Aqoonyahanka iyo shacabkaba}

usa

HALKAN KA DHAGAYSO

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Laascaanood, Buuhoodle, Taleex , Widhwidh, Boocame , Xudun, Fiqifuliye iyo deegaano kale oo badan laga wado diyaar garoowgii ugu danbeeyey ee maalinta Nadaafada Khaatumo State,{DHAGAYSO}.

fiidnimo1

HALKAN KA DHAGAYSO.

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Taabo F5:Mudaharaadkii loo balansanaa maanta magaalada Washingtond DC, oo hada socda, Saraakiisha W/Arimaha debeda USA oo sheegay inuu yahay Banaanbixi ugu weynaa, Codsii reer Khaaatumo oo gacanta laga saaray saraakiisha W/AR, Busas-kii Banaanbaxayaasha oo ka soo dhaqaaqaya irida hore W/Ar, Banaanbixii waa la soo afmeeray.{LIVE}.

Mudaharaadkii Khaatumo State ee USA

Banaabax aad u balaadhan Soomaalida ku dhaqan dalka Maraynku isugu soo urureen ayaa hada ka soconaya magaalada Washington DC, ee dalka Maraykanka. Kumayaal Soomaali calanka buluuga ah ruxaya ayaa ku soo ururay aafafka hore ee wasaarada arimaha debeda ee dalkaasi Maraykanka.   Kuwaasoo maraykanka ugu baaqaya inaan loo ogolaan dalkooda inay soo galaan danbilayaasha maamulka [...]

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Faallo:Saaddaalinta Siyaasada Soomaaliya shanta sano ee soo Socota.

maqaal

  Ummadaha adduunka ku dhaqan, mid waliba waxay leedahay wax lagu misaalo, ama lagaga qiyaas qaato qaabka mustaq balkooda loo saadaaliyo. Ummadda soomaaliyeed, oo aan lahayn miqyaas ama halbeeg lagu qiyaaso siyaasadooda soo wajahan, mar dhow iyo mardheertoona, ayaa labaatankii sano ee u danbeeyey, jahwareer ku ridday dhammaanba caalamka. Dunidu waxay ku wareertay, sida loo xallin [...]

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shir ayisugu yimaden Golayaasha Khaatumo Ee Kusugan Kenya(Daawo+Sawiro)

102_2894

Kulankan ayaa waxaayy ka dhacay  hotelka  nomad  oo ku yaala xaafada isii  kulankan ayaa waxaafuray  Dr. cali ciise abdi  oo ka tirsan golaha  fulinta G10  waxaan uu sheegayin uu yahay is xog waraysi  meesha ay wax  marayaan waxaan  uu ku dheeraaday wax qabadkii  Arimaha dibada ee gudiga  fulinta waxaan uu sheegay in ay meel wacan  [...]

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxdhaqameedkii Beesha Siilaanyo ayagoo calankii Buluuga ahaa ruxayey ayey na dhaafeen,Ergooyinkii ansixinta dastuurku waa diyaar{DHagayso}.

radiokhaatumo duhurnimo

  HALKAN KA DHAGAYSO.

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Dr: Shahaado oo Ka warbixiyey Heer xaalada Caafimaad ee deeganada maamulka Khaatumo State,{Daawo}.

dr shahaado

    HALKAN KA DAAWO.

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • dooxa mudug: kkkkkkkkkkkkkkkkk afartaan habroodna ma saado caliba soo washay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk...
  • dooxa mudug: kkkkkkkkkkkkkkkkk afartaan habroodna ma saado caliba soo washay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk...
  • idoor liqe: Haber yoonis. Siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal. Ka dib markii dhalinyaradii reer burco tahriib ku...
  • maxamuud: 18may maalinta qashingurka khatumostate
  • Janada SSC: QARANNEWS oo eedeynta xasuuqii shalay ee New hargeysa dhiig yacab siilyaanyo dusha uga tuurtay. Isimo...