Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Faallo: Ardeyda G/Sool waxay Horgalada iyo Huunada kaga dhigeen Xabaal iyo Ninkeed loo kala tag!.

Horgalle-Mahad-Canbaashe-1

Ka dib cadaadis iyo Cabudhin loo gaystay Ardeyda , ka dib xasuuq joogto ah iyo xabad aan loo miiyaa deyin,  oo si joogto ah loola dhacayo, kaaga sii daran maskaxda oo ay doonayaan inay ka waalaan isla markaana kagha xidhaan Jabhad siilaanyo ayaa burco tuugnimo ku soo galay iyo ina Kaahin baa gaadhi gubay oo [...]

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Full Video Ku Saabsan Xafladii Caawa Kadhacday Hotelka Axmed Cabdi Guray Plaze Qormadii 1aad Ee Video Ga Caawa iyo Ardayda Khaatumo

Daawadayaal Waxaan Jecel Nahay in aanu marba marka ka danbaysa aan idiin soo gudbino qormooyin ku saabsan ardayda G/ Sool Ee Ku Sugan G/ Cayn iyo soodhawaynaha kala gadisan ee looga soo dhaweeyey G/ Cayn Hadaba Naladaawada Qormadii 1aad Ee Muuqaalka Xaflada Caawa Goor Dhawna Waxaad Lasocon Doontaan Qaybaha Kale Ee Xaflada iyo Soo Dhawaynta [...]

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Warkii habeenimo ee Radiokhaatumo: Madaxweynaha Khaatumo oo si Rasmi ah u ansixiyey 18May Maalinta Nadaafada Khaatumo State iyo Garoonkii Taleex oo uu isla Madaxweynuhu Xadhiga ka jaray,{Dhagayso Qudbadaha iyo wareegtada Madaxweynaha}, iyo weliba kii Buuhoodle oo la shaaciyey goorta asagana la furayo.

fiidnimo1-150x150

HALKAN KA DHAGAYSO.

May 16th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Xaflad Balaadhan Oo Loo Sameeyey Ardayda G/ Sool iyo Masuuliyiinka Tirsan Maamulka Khaatumo Oo Ka Qaybgalay (Daawo Sawiro)

ardeyda Khaatumo

Waxaa Caawa Lagu Fiidnimadii kabilaawday hotelka cabdi guray Plaza Hutel Xaflad aad usaraysa taas oo kamid ah xafladaha marba marka ka dan baysa loo samaynayo ardayda g/ sool ee udiyaar garoobaysa in ay ka qayb galaan itaxaamaadka maamulka khaatumo uu soo diyaariyey ardayda reer khaatumo Hadaba waxaa isaguna geestiisa caawa xaflad ugu dhigay ganacsade Axmed [...]

May 16th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Sidee u arkaan Dhalinyarada Nairobi Dastuurka qabyo qoraalka ah.

listen

Halkan ka dhagayso

May 16th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Siyaasi Abdrashiid oo ka hadlaya fekerkiisa Siyaasadeed ee dastuurka qabyo qoraalka ah.

dhagayso

HALKAN KA DHAGAYSO

May 16th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Aqoonyahanada Jaaliyadda Khaatumo ee dalka Imaaraadka oo Soo dhaweyn u sameeyey Wasiirka Madaxtooyada dawladda Khaatumo State.

xabashi

 Waxaa xaley oo ku beegneyd 14/5/2012 lagu qabtey wadanka imaaraadka gaar ahaan magaalada abudhabi hoteelka weyn ee lagu magacaabo RAMBO HOTEL xaflad casho sharaf ah oo ay soo qabanqaabiyeen aqoonyahanada khaatumo ee wadanka imaaraadka xafladaas oo ay ku soo dhaweynayeen wasiirka madaxtooyada ee maamulka khaatumo state mudane MUKHTAAR IBRAAHIN XABASHI isla markaana ka mid ahaa [...]

May 16th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Xaflad Soo dhaweyn iyo Karaameyn ah oo Buuhoodle loogu sameeyey Ardeydii G/Sool

ard

  HALKAN KADHAGAYSO QUDBADIHII

May 16th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Baraamij Gaar Ah oo Khaatumo TV Ka diyaariyey,Ardayda Khaatumo iyo Abwaan Suusle (Daawo Full Video)

Akh Ristayaasha Sharafta badan waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamuj gaar ah oo uu inooga diyaariyey Khaatumo Tv Soodhawayntii Loo Sameeyey Ardayda Khaatumo Taas Oo Ay Ka Qayb Qaadanayeen Dhamaan Shacabka G/ Cayn iyo Maamulka Khaatumoba Daawasho Haboon HALKAN KA DAAWO FILIM BUUXA.

May 16th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ogaysiis kongresskii koowaad ee jaaliyadaha khatumo diaspora association Sweden oo ka dhacaya Stockholm 26ka may 2012

ogaysiis22

Waxaa Jaaliyada Khatumo Diaspora Association Sweden oo fadhigeedu yahay Stockholm ay ugu baaqaysaa dhamaan faracyada jaaliyadaha Khatumo Diaspora Association ee ku dhaqan gobolada Sweden ka soo qaybgal kongress ka dhacaya Stockholm oo ay soo qabanqaabisay marti galinaysana jaaliyada Khaatumo Diaspora Association Sweden.  Agandaha kongresska waxaa isagoo qoraal ah loogu soo gudbinayaa dhammaan jaaliyadaha. Goobta: Risneleden [...]

May 16th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • dooxa mudug: kkkkkkkkkkkkkkkkk afartaan habroodna ma saado caliba soo washay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk...
  • dooxa mudug: kkkkkkkkkkkkkkkkk afartaan habroodna ma saado caliba soo washay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk...
  • idoor liqe: Haber yoonis. Siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal. Ka dib markii dhalinyaradii reer burco tahriib ku...
  • maxamuud: 18may maalinta qashingurka khatumostate
  • Janada SSC: QARANNEWS oo eedeynta xasuuqii shalay ee New hargeysa dhiig yacab siilyaanyo dusha uga tuurtay. Isimo...